(Sawirro) Maxkamad nin Maraykan ah ku heshay inuu dil ugu hanjabay Ilhaan Cumar

Nin Maraykan ah oo horey ugu hanjabay inuu dilayo Ilhan Cumar oo ka mid ah Congresska dalkaas ayaa la soo taagay maxkamad. Ninkan oo magaciisa la yiraahdo Patrick Carlineo oo 55 sano jir ah ayaa qirtey inuu sameeyay hanjabaada, isagoo isku tilmaamay inuu yahay qof wadani ah oo neceb argagaxisada. Xeer Ilaaliyaha Mareykanka James Kennedy, … Continue reading (Sawirro) Maxkamad nin Maraykan ah ku heshay inuu dil ugu hanjabay Ilhaan Cumar